+252 90 7798232 [email protected]

Nadwo Cilmiyeedkaan Oo Socotay 6Habeen ayaa caawa lasoo afmeeray waxaana intaan lasoo xirin Muxaadaro Halkudhigeedu Yahay (إمّا الجّنه وإمّا النّار) soojeedshay Sh.Maxamed Macalim Axmed waxaana sheekhu caawa dhaqaajiyay Quluubta Muslimiintii Dhagaysanayay Darsiga sheekha .

Waxaana sheekhu Khudheeraaday In qof walba maantay oo uu nool yahay diyaarsado Wadadii Uu ku badbaadi lahaa sheekha ayaa raaciyay in hadaadan maantay shaqaysan camal wanaagsan aad u diyaar garowdo cadaabta Allah.

Muxaadarada Sheekh Maxamed Macalim ayaa Waxay Gundhig u ahayd 5tii Habeen ee ka horeeyay Muxaadaraatkii Baxay kuwaas oo dhamaan tood looga sheekeeyay Heerarka Banii Aadamku Maro Lagabilaabo Marka Uu galo Uurka Hooyadi Ilaa Uu La kulmo (الله سبحانه وتعالي):

Intaaskadi waxaa goobta kahadlay Sh.Xasan Maxamed Ibraahiim (Abuu Xasaan ) Oo Kawarbixiyay Nadwada iyo ah miyadii lagalaa waxaana sheekhu qiray in ay kusoo began tay waqti baahi weyn looqabay in bulshada ladareen siiyo geediga dheer ee kadan beeyay.

Waxaa iyana dhan kooda kahadlay

  • Maxamuud Xaaji Yuusf
  • Cabdi Naasir Xaaji Axmed
  • Cabdi Rashiid Maxamed Ismaaciil

Waxaana Culimadu Soo jeedsheen Dardaaran dhinacyo badan taabanaya  waxayna u soojeedsheen guud ahaan umadda muslimiinta gaar ahaan Soomalida

Sh.Maxamed Cabdullahi Cabdulle Gudoomiyaha Guud Ee Mu’asasada ALminhaaj Ayaa goobta ka akhriyay Bayaan ka kooban 10qodob Bayanka kadib waxaa hadal qiimo badan raaciyay Kuxigeenka Duqa Caasimada Puntland  waxaana uu bogaadiyay Culimada iyo Kaalinta Mugga Weyn ee ay bulshada Kaga Jirto wuxuuna Kusoo Dhaweeyay Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Diinta Iyo Dhaqan Celinta Mudane Saalax Xabiib oo isna dhankiisa balan qaaday in ay fulinayaan in tii awoodooda

Hooska daawo Xafladii Xiritaanka Nadwadii Kasocotay Masjidka Alhuda Garowe


Hooska Daawo Muxaadaradii Sh.Maxamed Mucalim Axmed (إمّا الجّنه وإمّا النّار) 

Halkaan Ka Akhriso Bayaankii Culimadu Kasoo Saaratay Nadwadii Kasocotay Masjidka Al-Huda Garowe

BAYAANKA NADWADA
3 4 25 6 7 8 9 10 11 12 13 14 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24