Garowe:- Muxadaradii 1 aad Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu ka Jeydinaya Masjidka Ween Al Hudaa Magaalada Garowe Ayaa Waxaa Kasoo Qayb Galay Dad Weena Aad U Tira Badan Masjidka Ayaad Arkeysaa Inay Aad U soo Buux Dhaafiyeen Shacabka Ku Dhaqan Garowe Kadib Markii Sheekh Maxamed Cabdi Umal Soo gaadhay Putland Gaar Ahaan magaalada Garowe Sheekh Maxamed Cabdi Umal Ayaa caawa Wuxuu Kaga Hadlayaa Muxaadaro Loogu Magac daray Dhibaatada Somali iyo Halkee Looga Yimid iyo Maxaa Xal Ah Sheekh Maxamed Cabdi Umal Ayaa Aad Ugu Dheeraaday xaaladaha Lasoo Maray Iyo Hada xaalada Lamaraayo Sida Ay Umada Ugu Heelantahay Diinta Iyo Sida Ay Umada Ugu Dadaalayaan Barashada Diinta Iyo Mida Maadigaba Iyo Sida Ay Isigu Filnaadeen Hawlaha Ku Saabsan Dahanahooda.
Sheekh Maxamed Cabid Umal Wuxuu Tilmaay Umadaan Dhibka Lasoomaray Iyo Kufitaanka Aynu Kufnay Waa Xaalad Lasoo Maray Dhibka Meel Inagama Imaanin Waa Aafa Inaga Isku Gaysanay Waxaana Hubaal In Laga Bixi Karo Dhibka Hadii Loo Maro Wadii Saxda Aheyd Waxaana Uu Tilmaamay Waa In Alle Loo Toobad Keenaa.
Sheekh Maxamed Cabdi Umal Ayaa Waxaa U Tilmaamay Asbaabaha Badan Inay Jiraan. Waxaa Kaloo Tilmaamay Dhanka kaley Inay JIraan Hormarka Lataaban Karo Sida Loo Socdo Hadana Ay Jirto In Wali Isbadalka Uu Jira Laakin Wali Wax Badan Ay Ka Dhimantahay Asbaabaha Looga Bixi Karayo Waa In Alle Swc Loo Toobad Keenaa.
Waxaa Uu Kaloo Tilmaamay Sheekh Maxamed Cabdi Umal Inaa Raadino Inaa Umada Mid Nimadeyda Sidii Lasoo Celi Lahaa Iyo Isku Duubnideeda Waxaa Kaloo Tilmaamay Inay Umadu Wali Yara Qaybsantahay Iyo Inay Jirto Damaca Badan Kuwa Wato Iyo Kuwa Kaleyto oo Ka Hormarinayo Umada Danahooda Iyo Kuwa Kale Hormarinayo Danaha Umada Waxaana Uu Sheekha
Maxamed Cabdi Umal Aad U Tilmaamay Qodoba Badan Wuxuuna Ku Soo Gaba Gabeeyay In Umadaan Alle Usoo Laabato Umadana Ay Qaataan In Shareecadeyna Islaamka La Isku Xukumo Hadii Kale Waxba Inaysan Inoo Hagaageynin Gaba Gabadii Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahullaah Kulankii 1 Aad Ee Muxadarada Masjidka Al Hudaa Waxay Kusoo Gaba Gabowday Jawi Dagan
halkaani ka dhageyso muxaadaradii 1 Aad Ee Sh Maxamed Cabdi Umal Dhibaatada Somali iyo Halkee Looga Yimid iyo Maxaa Xal Ah Hoos Ka Dhageyso
Mu’asasatu Al Minhaaj
Garowe Masijdka Al Hudaa