+252 90 7798232 [email protected]

20140502_165350Xaflad siheersare ah loosoo agaasimay ayaa kadhacday dabaqa sare Masjidka alhudab Ee caasimada puntland ee garowe  Xafladaan oo ah midii labaad ee ayiska kaashadaan  idaacada alxikma garowe iyo spare parts ka Bixin  waxaana  dhamaan dhaqaalaha kubaxa tartaankan oo ah mid dadka lagu baro axkaamta iyo tajwiidka idaacadana sitoos ah uu uga wey diiyo sheekh xabiib c/qaadir  oo ah daaci kusugan garowe kuna bixiya waqtigiisa in ta badan sidii uu dadka u bari lahaa diinta islaamka Waxaa na ugu horaynba  muxaaa daro qiimi badan ciwaankeeduna ahaa  fadliga  Qur,aanka Soo jeedshay Sheekh maxamed axmed Dabiixi  waxaa sheekhu ugu horaynba  kahadlay  qiimaha uuleeyahay qofka barta quraanka isagoo sheekhu tilmaamay    axaadiis ta nabigeena MUXAMA CALEEHI SALAAU WASALAAM  oo kahadlaya  farqiga u dhaxeeya  qofka qur,aanka yaqaan iyo kaan aqoon sidoo kale waxaa sheekha oo aad muxaadaradaan usoo diyaarshay kudhiirigaliyay dhamaan  dadweynihii kasoo qayb galay muxaadaradaan iyo boqolaal kalsocday idaacada al xikma  waxaa uu kudhiirigaliyay in ay bartaan qur,aanka kuna camal walaan  muxaadaradaan  oo markay dhamaatay lagudagalay  in lagudoonsiiyo  afar arday oo kuguulaystay tartakii  idaacada qur,aanka kariimkaa ee al xikma xarunyeeda caasimada puntland ee garowe   iyo spare parts ka Bixin   ay iska kaashan jireen   ayaa waxaa aksoo qaybgalay Xubno kasocday Mu,asasada Al minhaaj garowe waxaana xubnahaan hogaaminayay gudoomiyaha golaha fulinta sheekh mukhtaar axmed faarax oo kalimadii minhaaj halkaas kasoo jeed shay isagoo balan qaadan dhankooda alminhaaj ahaana in ay bisha danbe iyagu qabaan jaa isada kubixidoonta waxaana uu ugu baaqay dhamaan bulshadu in ay barnaamijkaan ka faa iidays taan waxaana halkaas ugu dabayn tiiba uu gudoon siiyay ardaydii kuguulaysatay  jaaizooyinkii  loo diyaariyay waxaana sidoo kale gudoomiyuhu uduceeyay spare partska Bixin oo howshaan kudhiiratay iyo idaacada alxikma .

1 20140502_1654118 7 20140502_1653566 1 3 4 51