Xafladaan oo ahayd mid balaaray laguna sharfayay arday ka faa iidaysatay Xalaqaadka Cilmiga shareecada oo kasocda masjidka Alraxma ee garowe oo uu sheikh kayahay Sh Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Muuse waxaa kasoo qayb galay Culima Aw diin /Madaxda sare ee Alminhaaj Nugaal iyo Marti Sharaf kaloo badan ‘[nggallery id=32]
Xafladaan waxaa kahadlay Sh Dalmar Gureye waxaana uu bogaadiyay Sheekha iyo ardaydii kafaa iidaysatay Cilmigaan sidookale waxaa isna kahadlay Sh Axmed Cabdi samad oo isna bogaadin kadib ardaydaan kula dardaarmay in ay faafiyaan dadkana gaarsiiyaan cilmigii ay barteen .
G/kuxigenka Mu’asasada Alminhaaj Maxamed Cali Axmed ayaa dhankiisa balan qaaday in Alminhaaj ay sii wadi donto garab istaaga Wax walba oo lagu horumarinayo Bulshada Diinteeda Iyo Sidii ay ku hagaagi lahayd Akhiro iyo aduun ba
ugudanbayntii waxaa Xafladda laga qaybiyay Abaalmarimo badan oo lasiiyay Sheekha Iyo Ardaydii kaalimaha hore kagalay Barashada Cilmiga
Nuur Jaamac Adan Garowe